iphone 7 Plus 32GB- 3GB RAM (Global/New)

$275.00

Mobilkan Apple iPhone 7 Plus ayaa waxa uu cabirka shaashadiisu yahay 5.5 inches. Tayadda aragga (Resolution) mobilkan ayaa ah mid aad u sarayso kuna qiyaaasan 1080 x 1920 pixels Mobilkan ayaa waxa uu leeyahay iOS 10 oo ah ,3GB RAM-ah ,32 GB oo ah kaydka maskaxda Gudaha , Mobilkan ayaa waxa uu ka mid yahay mobilada ay galaan hal-ka Simkaadh (single SIM). Cabirka Cameradda danbe ee mobilkan ayaa ah 12MP | 7MP Cameradda hore.

Category:
Open chat