Iphone 11 pro 64gb- 4gb ram 1sim

$819.00

Apple iphone 11 pro ayaa waxa uu cabirka shaashadiisu yahay (6.1 -inch). Mobilkan ayaa waxa uu leeyahay iOS 14.2 oo ah OS-ka mobilkan ku jira, 4GB RAM-ah ,64GB oo ah kaydka maskaxda Gudaha. Mobilkan ayaa waxa uu ka mid yahay mobilada ay galaan hal-ka Simkaadh (single SIM)

Category:
Open chat